Ilhan Cumar oo ka carootay Sawirkeeda oo Darbi lagu dhajiyay (Arag Sawirka)

Ilhan Cumar oo ka tirsan aqalka wakiillada ee Koongareeska dalka Mareykanka, ayaa si weyn uga carootay sawirkeeda oo dhinaca dambe looga dhajiyay daarihii Mareykanka ee la qarxiyay sanadkii 2001-dii. Sawirka Ilhan Cumar ayaa lagu dhajiyay Darbiga dukaan kuyaala dhismaha  xarunta baarlamaanka siyaasiyiinta xisbiga Jamhuuriga ee galbeedka Virginia, waxaana Sawirkan lagu dul qoray ereyo cunsuriyad ka muuqatay. … Continue reading Ilhan Cumar oo ka carootay Sawirkeeda oo Darbi lagu dhajiyay (Arag Sawirka)